Membership card.

Barnaamijka Kobci Naafada Dalkaaga.

Kusoo dhawaw kamid ahaanshaha barnaamijkan. Qaybaha barnaamijkani waxa uu ka koobnaan doonaa Guddi heer gobol ah oo isugu jira Culimo, Aqoonyahan, Iyo Ganacsato kuwaasi oo u xilsaaran inay ku ilaaliyaan hantida masaakiinta dariiqadii iyo halkii loogu talo galay.

Membership Card

  • Primary Card

    La bax $10, kuna dhiirigeli 10 qof inay labaxaan min $10.

    $10
  • Silver Card

    La bax $100, kuna dhiirigeli 10 qof inay labaxaan min $100.

    $100
  • Gold Card

    La bax $1000, kuna dhiirigeli 10 qof inay labaxaan min $1000

    $1000
swift

Si aad u hesho wareejinta caalamiga ah guji xiriirka hoose.

Membership Card

Barnaamijka Kobci Naafada Dalkaaga.

Kusoo dhawaw kamid ahaanshaha barnaamijkan.

Qaybaha barnaamijkani waxa uu ka koobnaan doonaa Guddi heer gobol ah oo isugu jira Culimo, Aqoonyahan, Iyo Ganacsato kuwaasi oo u xilsaaran inay ku ilaaliyaan hantida masaakiinta dariiqadii iyo halkii loogu talo galay.

Waxaa sidoo kale iyaguna Qeyb ka ahaan doona barnaamijkan Dad mutadawaciin ah oo ku sama fali doona maskaxdooda, muruqooga iyo maalkoodaba kuwaasi oo iska diiwaan gelin doona foom loogu talogalay.

Qaadhaankan waxakale oo qayb ka qaadan doona cidkasta oo muxsina goobtuu doono haku sugnaado gude iyo dibadba Qaadhaankani waa mid an culays saaraynin qofka labaxaya laakiin culays kadulqaadi doona kaloo bixinayo

Membership Card

Ujeedada membershipkan:

Dhamaanteen waxaynu noqondoonaa wakiilo kasocda dadkeena nugul.
  1. Inay bulshadu hesho xogta caruurta baahiyaha garkaale iyo sidiiay ay xaquudoda ularaadin lahaayen.
  2. In qaadhaan ururin loogu sameeyo dhismaha xarun lagu daryeelo carruta naafada ee kudayacan dalka gudihiisa, gaar ahaan gobolka awdal.
  3. Ujeedada xaruntani waxay xambaarsan tahay sidii ay caruurtani uheli lahaayeen:
  1. Adeeyo caafimaad.
  2. Adeeg waxbarasho.
  3. Adeeg dhaqan celineed

In blushada lagu dhiiri galiyo inay u istaagaan uguna naxriistaan daryeelka dadkooda nugul kuwaasoo nooga baahan taageero laxaadle. 
Dhibaatooyinka Soo Wajahaya
Carruurtu waxay la kulmaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin hoy la’aan, caqabado ka dhashay xanuunnada ay qabaan, iyo dhaqaalaha qoysaska aykasoo jeedaan oo aad uliita hadaba si loo daboolo baahiyahooda gaarka ah.
Barnaamijku wuxuu ku hawlan yahay ururinta qaadhaan si loo dhiso xarun rasmi ah oo bixisa adeegyada ay u baahan yihiin.

Karama Care Center For Children with Special Needs

Call to ActioneDahab: 065 319 3900

Mobile Money Donation

Call to ActionZaad: 063 319 3900
Membership Card

Riyadooda Maskaxda Ku Jirta Waa Hadafkeenna

Cardkan waa mid aynu qaadhaan ugu ururinayno dhismaha xarun loogu adeego caruurta baahiyaha gaarka ahle ee wuxuuna uqaybsamidoonaa 3 qaybood:
  1. Primary Card 10$: la bax $10, kuna dhiirigeli 10 qof inay labaxaan min $10.
  2. Silver Card 100$: la bax $100, kuna dhiirigeli 10 qof inay labaxaan min $100.
  3. Gold Card 1000$: la bax $1000, kuna dhiirigeli 10 qof inay labaxaan min $1000.

Abaalmarinta wakiilada khayrigaa (Referal Awards):

Abaal marinta wakiilada khayrigaa

Dhamaanteen waxaynu nahay wakiilo u adeega caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ee kudayacan dalka gudihiisa abaalmarinta ugu weyn ee aynu helaynaana tahay ta Alle subxaana watacaalaa inuu inoogu badalo janooyinkiisa.

Dhamaan wakiiladani waxa ay la socon doonaan hadba marxalada ay marayso xogta caruurtan iyo isbedelka uu sameeyay qaadhaankoodu. Dhamaan Adeegaha iyo loo adeeguhuba in ay noqdaan hal qoys oo balaadhan.

Get Updates

Get every Single Feeds